LA NOOLAANTA SUUGAANTU ,WAA WADIIQADA HODANTINIMADA AFKA HOOYO.

Suugaanta soomaalidu, waa qaamuuska iyo qeexaha tagta iyo timaadada soo foolka leh labadaba.Runtii Haddii aad dhugato amma aad dhuuxdo suugaanta ay inoo dhiteeyeen suugaanyahanka soomaaliyeed ,Kuwooda hadda inala nool iyo kuwii alleystayba, waxa ay inooga tageen ama inooga tagayaan, suugaan Aad Odhanayso ;Malaa umaba baahnid hage kale oo aad nolosha ka daalacato” Sidoo kale ,suugaanteenu…

Read more